Hogaamiyihii kooxda Daacish ee Woqooyiga Afrika oo duqeyn lagu dilay (Sawirro)

Hoggaamiyihii kooxda Daacish ee woqooyga Afrika Adnan Abdulwalid Al-Sahrawi ayaa la sheegay in ciidamada  Faransiiska ay ku dileen woqooyiga dalka Mali. Madaxweynaha Faransiiska Emmanuel Macron ayaa qoraal uu soo dhigay bartiisa Twitterka ku xaqiijiyey dilka hogaamiyahan oo si weyn loo doon doonayey. Hoggaamiyaha Kooxda Daacish ee Waqooyiga Afrika ayaa lagu eedeeyey inay kooxdiisa ka dambeeyeen … Continue reading Hogaamiyihii kooxda Daacish ee Woqooyiga Afrika oo duqeyn lagu dilay (Sawirro)